Get Mystery Box with random crypto!

Iyada: waan ka masayraa markay hablaha kale ku soo eegaan. An | 🅢🅞🅜🅐🅛🅘 🅠🅤🅞🅣🅔🅢

Iyada: waan ka masayraa markay hablaha kale ku soo eegaan.
Aniga: Ha noqon xaasid,...
Iyada: waayo?
Aniga: Sababtoo ah waxaad haysaa wax aysan haysan.
Iyada: oo waa maxay?
Aniga: Qalbigeyga
Iyada: ii ballan qaado in aanad gabadh kale jeclayn aniga Adiga iga badan?
Aniga: Taas ma ballan qaadi karo!Iyada: Markaa qof kale ma jiraa?Aniga: Haa, si sax ah ayay kula mid noqon doontaa, laakiin in badan ayay ka da' yar tahay waxayna kuugu yeedhaysaa hooyo