Get Mystery Box with random crypto!

🅢🅞🅜🅐🅛🅘 🅠🅤🅞🅣🅔🅢

Logo saluran telegram somliquote — 🅢🅞🅜🅐🅛🅘 🅠🅤🅞🅣🅔🅢
Logo saluran telegram somliquote — 🅢🅞🅜🅐🅛🅘 🅠🅤🅞🅣🅔🅢
Alamat saluran: @somliquote
Kategori: Tidak terkategori
Bahasa: Bahasa Indonesia
Pelanggan: 675

Ratings & Reviews

5.00

2 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

2

4 stars

0

3 stars

0

2 stars

0

1 stars

0


Pesan-pesan terbaru

2023-02-19 21:17:13
bbe
Kaliya waxaan rabaa inaad ku sheego in xiriir ku dhamaan doona guur, ma kala tagidoono abid.
1.4K views18:17
Buka / Bagaimana
2023-02-19 20:52:15
Iyada: waan ka masayraa markay hablaha kale ku soo eegaan.
Aniga: Ha noqon xaasid,...
Iyada: waayo?
Aniga: Sababtoo ah waxaad haysaa wax aysan haysan.
Iyada: oo waa maxay?
Aniga: Qalbigeyga
Iyada: ii ballan qaado in aanad gabadh kale jeclayn aniga Adiga iga badan?
Aniga: Taas ma ballan qaadi karo!Iyada: Markaa qof kale ma jiraa?Aniga: Haa, si sax ah ayay kula mid noqon doontaa, laakiin in badan ayay ka da' yar tahay waxayna kuugu yeedhaysaa hooyo
1.4K views17:52
Buka / Bagaimana
2023-02-19 20:36:54 Dadka inta badan xidhiidhka kula leh noloshaada adiga dartaa uguma soo biirin, ee wakhtiga ayaa idin kulmiyay.

Waa hubaal in qof walba agtaada ka faaruqi doono, marka uu gaadho halka safarkiisu ku eekaa. Kani waa xeer dabiiciya waana sunnaha guud ee noloshu ku jaan go'an tahay.

Qofna haku canaanan inuu kaa tagey waxa laga yaaba in aydaan isku meel u socon
1.2K views17:36
Buka / Bagaimana
2022-12-17 12:43:18
Talk slowly but think quickly

Si tartiib ah u hadal laakiin si dhakhso leh uga fikir
2.2K views09:43
Buka / Bagaimana
2022-12-17 12:42:08
Haddii aadan naftaada jeclaan karin, xitaa ma ogaan kartid dhadhanka jacaylka ama macnaha jacaylka.
2.1K views09:42
Buka / Bagaimana
2022-12-17 12:39:58
1.9K views09:39
Buka / Bagaimana
2022-11-17 03:03:10
I’m single because I actually want a serious relationship
2.4K views00:03
Buka / Bagaimana
2022-11-15 21:48:05
Qalbigaygu wuxu U Baahan Yahay Ruux Xaalad Waliba Aan Ku jiro I Fahmi Kara Dhaawaca iga Ilaalin Kara Amusnantayda Fahmi Kara
Qofkaas oo kale hadu halkan ku jiro Ha is muu jiyo
2.2K views18:48
Buka / Bagaimana
2022-11-12 23:29:44
Ma necbi jacaylka waxan necebahay sidu ku dhamaado
2.1K views20:29
Buka / Bagaimana
2022-11-12 23:21:59
Mashquul maaha
Zhp iyada waxay la hadalaysaa qof adiga aad kaga quruxbadan
1.9K views20:21
Buka / Bagaimana