Get Mystery Box with random crypto!

SAWIRO: Waa 2 gaari oo nooca Cabdi bilaha loo yaqaano ah oo ay | Mudey Mocow

SAWIRO: Waa 2 gaari oo nooca Cabdi bilaha loo yaqaano ah oo ay wateen ciidamada calool-uusta ah ee loo yaqaano Alpha group ee Maraykanku ku shaqaysto. Xalay ayaa Ciidamada AS duqayn dhulka ah (qarax miino) la beegsadeen iyagoo kasoo baxay deegaanka Lambar 50 ee shabellada hoose kuna soo socday Muqdisho. 10 askari oo calool-uus ah ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday. Ha biqlayso.