Get Mystery Box with random crypto!

Mudey Mocow

Logo saluran telegram mudeymaow — Mudey Mocow M
Logo saluran telegram mudeymaow — Mudey Mocow
Alamat saluran: @mudeymaow
Kategori: Tidak terkategori
Bahasa: Bahasa Indonesia
Pelanggan: 1.28K

Ratings & Reviews

3.33

3 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

1

4 stars

0

3 stars

1

2 stars

1

1 stars

0


Pesan-pesan terbaru

2023-05-14 21:39:29
DAAWO: Waa gaari ay keentay dawlada Imaaraatka Carabta. Waxay siisay ciidamo iyada daacad u ah oo lagu soo tababaray Yugaandha. Cawada ayaa duqayn dhulka ah lagula beegsaday degmada Kaxda. 8 Askari oo saarneed waa ku dhimatay. Kuwo kale oo dhaawac ah oo loola soo cararay isbitaalka Madiino ayagana rasaas ayaa waxaa la beegsaday calool-uus kale oo ka shakisay gaariga dhaawaca lagu wado una maleeyay in iyaga duullaan lagu yahay, waxaana halkaas ku dhintay dad shacab ah oo ay dishay rasaasta calool-uustu. Argagax xooggan ayaa cawada haysta calool-uusta Xamar, xaaladuna waa ku xuntayah. Ha biqlayso.
417 views18:39
Buka / Bagaimana
2023-05-14 20:57:51 WAR CUSUB: QARAXYO WAAWEYN OO MUQDISHO RUXAY.

Qaraxyo waaweyn ayaa cawada gilgilay magaalada Muqdisho kuwaas oo lala beegsaday ciidamada calool-uusta.
1- Qaraxa koowaad wuxuu ka dhacay degmada Kaxda, waxaana halkaas ku dhintay 8 askari oo uu ku jiro sarkaal taliye horin ah.
2- Qaraxa labaad waxaa lala beegsaday bar koontorool oo ku taalla isgoyska Shaqaalaha e degmada Hodan.
3- Qaraxa sadexaad waxaa lala beegsaday ciidamo ku sugnaa isgooska Banaadir.

Ciidamada la beegsaday ayaa dhamaantood ahaa calool-uusta daacada u ah Imaataarka ee dhawaan laga keenay wadanka Yugaandha. Ha biqlayso
353 views17:57
Buka / Bagaimana
2023-05-14 19:42:22
DAAWO: Sawirada qaar ka tirsan ciidamada Maraykanka u shaqeeya ee Danab ee maanta lagu xasuuqay kamiin ay u dhigeen ciidamada AS kaas oo ka dhacay deegaanka Sabasabley ee Shabeellada Dhexe.
27 ayaa goobta looga dilay kuwaas oo maydadka badankood laga cararay kadibna AS gacantana u galay. Ha biqlayso
388 views16:42
Buka / Bagaimana
2023-05-14 13:48:47
BAROORTII CALOOL-UUSTA WAA BILLAABATAY.

Ninkaan idiin muuqda waxaa la dhihi jiray Mahad Shukulan, wuxuu ka tirsanaa ciidanada Maraykanka u shaqeeya ee Danab. Maanta ayuu kamid noqday 27 Danab ah oo lagu xasuuqay kamiin ay u dhigeen ciidamada AS kaas oo ka dhacay deegaanka Sabasabley ee Shabeellada Dhexe. Ha biqlayso.
430 viewsedited  10:48
Buka / Bagaimana
2023-05-14 12:48:34 WAR CUSUB: 27 DANAB AH AYAA LAGU DILAY SHABEELLADA DHEXE.

Taliska ciidamada AS ayaa war kasoo saaray kamiin maanta lagu xasuuqay calool-uusta Danab kaas oo ka dhacay halka ay iska galaan gobollada Shabeellada Dhaxe iyo Galguduud. Warka kasoo baxay AS oo uu ku saxiixnaa Sheekh Cabdicasiis Abu Muscab, Afhayeenka ciidamada AS ayaa u qornaa sidaan:

" "Ciidamada Mujaahidiintu waxay maanta oo Axad, 24 Shawaal 1444H, kamiin culus u dhigeen kolonyo murtadiin ah kuwaas oo ku socdaalayay deegaanka Sabasabley ee Wilaayada Shabeellada Dhexe. Murtadiinta kamiinka loo dhigay oo ahaa kuwa uu Maraykanku tababaray ee isku magacaabay Danab ayaa doonayay inay dhibaateeyaan dadka shacabka Muslimiinta ah ee ku dhaqan deegaanada dhaca halka ay ku kala baxaan Wilaayaatka Shabeellada Dhexe iyo Galguduud. Kamiinka ayaa isku badalay dagaal toos ah waxaana murtadiinta oo isku hallaynayay diyaaradaha Saliibiyiinta Maraykanka oo kor ka ilaalinayay la gaarsiiyay khasaare isku jira naf iyo maal intaba. Tirada dhimashada cadawhu inta aan xaqiijinay waa 27 ka tirsan murtadiinta, halka dhaawucu intaas ka badanyahay. Sidoo kale Mujaahidiintu waxay gacanta ku dhigeen tiro gaadiid ah oo ay ku jiraan kuwa ciidamada ee Tiknikada loo yaqaano. Wixii faahfaahin intaas ka badan dib ayaan kasoo gudbin doonaa insha-Allaah".

Sheekh Cabdicasiis Abu Muscab, Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
436 viewsedited  09:48
Buka / Bagaimana
2023-05-14 11:29:25 WAR CUSUB: Ciidamo badan oo calool-uus ah ayaa lagu xasuuqay kamiin ay ciidamada AS u dhigeen halka ay iska galaan gobollada Galguduud iyo Shabeellada Dhexe gaar ahaan nawaaxiga deegaanka Ceel Cali Axmad. Wararka ayaa intaas ku daraya in ciidamada AS ay kamiinka ku qaniimaysteen hub iyo gaadiid dagaal. Ha biqlayso
493 views08:29
Buka / Bagaimana
2023-05-12 20:34:23 GO'AANKAAGA CADAYSO.

Marka ay xaq iyo baadil hardamayaan, anigu dhex-dhexaad ma ahaan karo. Xaqaan la jiraa si walba oo ay dadkiisu u yaryihiin. Baadilka waan kasoo horjeedaa si walba oo taageerayaashiisu u badanyihiin. Aayadaha Qur'aanka iyo Axaadiithtaan ka shidaal qaataaye, bacaacda af-miishaarada ma dhagaysto, huuhaada Diinlaawayaashana waxba kuma qiimeysto. Warkaas ma cadyahay saaxiibayaaloow? Jimca wanaagsan.
544 views17:34
Buka / Bagaimana
2023-05-11 18:45:27
SAWIRO: Waa 2 gaari oo nooca Cabdi bilaha loo yaqaano ah oo ay wateen ciidamada calool-uusta ah ee loo yaqaano Alpha group ee Maraykanku ku shaqaysto. Xalay ayaa Ciidamada AS duqayn dhulka ah (qarax miino) la beegsadeen iyagoo kasoo baxay deegaanka Lambar 50 ee shabellada hoose kuna soo socday Muqdisho. 10 askari oo calool-uus ah ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday. Ha biqlayso.
615 views15:45
Buka / Bagaimana
2023-05-11 14:03:36
FATAHADA BALADWEYNE WAA QANDARAAS LACAG LAGU CUNO.

Magaalada Baladweyne fatahaad ayaa ka dhacday. Dhamaan xaafadihii magaalada waa laga qaxay biyaha bariga Shabeelle oo ku soo fatahay daraadeed. Waa dhibaato soo laalaabatay oo mar walba magaalada ka dhacda, laakiin maamulka calool-uusta ee heer gobol iyo mid fadaraal waxba masuuliyad iskama saaraan. Taas badalkeeda waxay u arkaan mashruuc dhaqaale lagu aruursado oo caalamka iyo dadka Soomaaliyeedba lagu tuugsado. Reer Badalweyne cadaw aan calool-uus ahayn iyo gaalada ATMIS ee magaalada haysata malahan ee caqligoodu ha shaqeeyo. Ha is raacdo.
581 viewsedited  11:03
Buka / Bagaimana
2023-05-11 08:45:44
WAR CUSUB: Ciidamada AS ayaa duqayn dhulka ah (qarax miino) la beegsaday kolanyo isugu jirta ciidamo gaalo cadaan ah iyo calool-uus lagu magacaabo Alpha group ee Maraykanku ku shaqaysto kuwaas oo kasoo baxay deegaanka Lambar 50 ee shabellada hoose kuna soo socday Muqdisho.

2 gaari oo kuwa dagaalka ah ayaa la xaqiijiyay inay duqanta ku gubteen, goobtii ayaana looga tegay. Diyaarado helikobtarro ah ayaa kusoo degay goobta duqayntu ka dhacday kuwaas oo qaaday khasaarihii soo gaaray ciidamada gaalada cadaanka ah iyo calool-uusta dabadhilifka u ah. Ha biqlayso.
613 views05:45
Buka / Bagaimana