Get Mystery Box with random crypto!

IDO MAAL Iduhu waxa ay ka mid yihiin xoolaha ugu muunadda san | Geel Podcast

IDO MAAL
Iduhu waxa ay ka mid yihiin xoolaha ugu muunadda san ee ay Soomaalidu dhaqato. Sida ay sheegeen dad lisay caanaha iduhu waa kuwa ugu subagga badan dhanka sonortu na ay ku badan tahay. Markii la eegay waxaa la isla qaatay in ay yihiin caanaha ugu fiican ee carruurta lagu korin karo. Sababta ubadka iduhu uga hor koraan kuwa aricadka waa labadaas maaddo oo ku badan caanaha idaha?

Hadda waxaa xujo sida idaha loo liso, adigaa caawa lagaa rabaa gacal.

#BiciidMagazine