Get Mystery Box with random crypto!

TILMAAME CAAFIMAAD

Logo saluran telegram tilmamecafimad — TILMAAME CAAFIMAAD T
Logo saluran telegram tilmamecafimad — TILMAAME CAAFIMAAD
Alamat saluran: @tilmamecafimad
Kategori: Tidak terkategori
Bahasa: Bahasa Indonesia
Pelanggan: 4.68K
Deskripsi dari saluran

1 Taloyin cafimad
2 Dhiirigalin
3 Wacyi galin dhanka khayrka ah

Ratings & Reviews

2.33

3 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

0

4 stars

0

3 stars

1

2 stars

2

1 stars

0


Pesan-pesan terbaru

2023-05-05 22:05:30 𝗧𝗼𝗽  sᴏᴍᴀʟɪ  ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ

                     Dɪɪɴɪ
: @Kalimakariim
: @Quruxdaislaamka
: @Daarulkheyr
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
          
                Bᴜᴜɢᴀᴀɢ
: @Somalibooks
: @Somalilibrary
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
          
                 Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ   
: @Liibaanpro
:@Somali_tech
: @Somsoft
: @Freepreset13
: @somalitej
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
           Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ
: @Som_Motivation
: @Al_xakiim
: @Albaanichannel252
: @AishaAhmed99
: @Dareen2021
: @Dareen_side
: @DhamBaal123
: @Xikmadosom
: @ZamzamSooyaal
: @Nololifeysa
: @KobciAqoontaada2
: @dhaqan_wanaag

╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
              Qɪsᴏᴏʏɪɴ
: @qalbiyadeena
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
               Aғʟᴀᴀᴍ
: @Som_Flims
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
             Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ    
: @Ilaqosal
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
              Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ
: @Jiilka_wacyiga1
: @Cilmiraadis
: @Hidaayatu_rabi
: @Hogaan_Dumar
: @xafso143
: @Dhiiragaliye
: @bqgrsh
: @Noqoxiddig
: @QalbiDhaye143
: @Ruuxda
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
               Aǫᴏᴏɴ  & Fᴀsᴀʟᴏ 
: @Hasancaashaq
: @dareen_dahson
: @Farsamada
: @TilmameCafimad
: @DunnidaSuugaanta
: @haqabtire1
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾


                     
━━━━━━ ━━━━━━
                     ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ  ༎
 
   Telegramerska Soomaalida
               1 Team Somali Admins.
_ _


╔═ ══ ══•|     |•══ ═══ ═╗
𖤓↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg
          
              @Somali_Admins↫⎉
    ━━━━━━ ━━━━━━

𖤓↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
      ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
           ⎙ㅤ @SomTelegramAds↫⎉
━━━━━━ ━━━━━━
•━━━    ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @Xikmadosom ↫
❸ @Hidaayatu_Rabi↫
❹ @somalilibrary↫


↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫
222 viewsMuslimah lady, 19:05
Buka / Bagaimana
2023-05-05 13:21:04 Calool istaag (Constipation)

Maxaa keena calool istaagga?

Waxyaabaha ugu badan ee keenna waxa ka mid ah cuntada qofku cunno oo ay ku yartahay cuntada baalka leh iyo inaanu qofku cabin biyo ku filan.waxyaabaha kale ee keena waxa ka mid ah dawooyinka loo qaato dhiigkarka CCB(Calcium channel blockers)dawada loo qaato dhiig yaraanta(Ferrous sulfate)dawooyinka loo qaato iskubuuqa(tricyclic antidepressants)lehna saamayn hoos u dhiga shaqada muruqyada(anticholinergic effects) iyo xanuunka ku dhaca qanjidhka thyroid ka ee markuu waynaadana Soomalidu fiixda u taqaan gaar ahaan markuu soo saarayo hormones ka yar inta caadiga oo la yidhaah(Hypothyroidism) markase uu soo saarayo hormoneska ka badan inta caadiga ah waxa la yidhaah(Hyperthyroidism)waxaanuu sababaa shuban .

Calamaaddaha Calool istaagga.

Calaamaddaha calool istaaga waxa ka mid ah,inay kugu adkaato saxaradu kuna soo dhaafi waydo ,inaad dareento calool xanuun ama calool casiraad inaad dareento dibiro iyo lalabo.

Sidee loo daweeyaa?

Madaama aanu calool istaaggu xanuun ahayn ee uu yahay calaamad muujinaysa xaalad jirta haka timaado cunnadaad cunto ama biyahaad cabto,ama dawo aad qaadato amaba xanuun kaloo ku haya waxa fiican in xaaladdaha sababi kara meesha laga saaro oo ah inaad cunto cunno baal leh inaad cabto biyo badan 2-3 litir maalintii ,inaad samayso jimicsi ama socod iyo inaad dhakhtarka u tagto hadday intaasi ku caawin waydo si loo oggaado sababta keentay uunna kuu siiyo dawo kugu haboon hana isku dayin inaad iskaa u qaadato dawooyinka caloosha socodsiiya waayo halis ayay naftaada galin kartaa haddaad qaadato xadi ka badan inta loogu talo galay.

W/Q:DrMawliid Kudar

Ila wadaag(share) adoo mahadsan si ay uga faa'idaystaan Soomaalida kale.
326 viewsCabdi NajiiB✪ , 10:21
Buka / Bagaimana
2023-05-02 05:36:10 Hadaad caafimaad ku soo kacday alxamdulilaah dheh wll
555 viewsCabdi NajiiB✪ , 02:36
Buka / Bagaimana
2023-05-01 20:18:04 Cilmi Nafsiga

1. Ragga bidaarta leh iyo gabdhaha timaha daataan waxay ka siman yihiin inay tintooda shanleeyaan iyadoo aad u qoyan

2. Dadka shakiga badan marka imaamka salaaada ka baxo kadib ayay ataxiyaad akhris bilaabaan

3. Ragga marka seexdaan kadib qarwa intooda badan ma guursadaan hal xaas ka badan

4. Dumarka qaraha aadka u jecel way ka cayilan kana buuran yihiin dumarka kale

5. Gabdhaha dhaadheer waxay ka helaan dagaalka, meelaha la isku haystana kama dheeraadan

6. Wiilasha Buuran waxay aad u jecel yihiin cabitaanada babaayga iyo Cambaha

7. Gabdhaha wata magaca maryama intooda badan wa curad ayagaa ugu wayn gabdhaha hooyadeed dhashay

8. Wiilasha ookiyaalaha xirta way madax adag yihiin, iyaagaana mar kasta isla saxan

Qodobkee Igu Raacsan Tahay?

#Mention Dheh Qof Saaxiibadaada Ka Mid Ah

Qoraalka dr waahin sabriye.

Dr Aazan Aadam
597 viewsCabdi NajiiB✪ , 17:18
Buka / Bagaimana
2023-04-29 16:55:33 Taxanaha Caafimaadka

1. Cabista shaaha Qarfuhu ku jiro waxay kaa yarayn doontaa wadna garaaca, dibiryada, gaaska, oodimaha iyo calool adayga

2. Biyo cabid la'aanta saddex meel oo jirka ka mid ah ayay aad u saamaysaa waa maqaarka, maskaxda iyo kilyaha

3. Hadii labo daqiiqo oo xiriir ah aysan indhahaagu Libirsan waxaa kugu jirta awood qayeul caadi ah oo ka duwan dadka caadiga ah

4. Midabka buluuga ah inta badan waxaa isticmaala aaladaha bulshada sida Facebook, Twitter iyo Skype sababtoo ah midabka buluuga ah maskaxda ayuu dajiyaa

5. Hadii hurdada aad habeenkii hurudo ay tahay Lix saac oo xiriir ah walina aad dareemayso ama lasoo kacayso daal hurdada kadib jirkaaga ayaa biyaha cabistu ku yar tahay ee biyo cab

6. Qandhada waxyaabaha dabiiciga ah ee baabi'iya waxaa ugu horeeya Liin bambeelamada sababtoo ah maado heerkulka ajirka hoos u dhigta ayaa ku jirta

7. Hadii aad cabto biyo la dhex dhigay zabiib adiga oo baahan maqaarkaaga waxaa muddo bil ah kaga baabi'i doona finanka iyo haaraha wajiga

Hadii Qodobadan Aad Kuu Anfaceen Saar

Dr Cazam khalif
695 viewsCabdi NajiiB✪ , 13:55
Buka / Bagaimana
2023-04-21 06:00:41
Eid mubaarak dhamaan umada muslimiinta ah
931 viewsCabdi NajiiB✪ , 03:00
Buka / Bagaimana
2023-04-14 22:13:05 𝗧𝗼𝗽  sᴏᴍᴀʟɪ  ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ

                     Dɪɪɴɪ
: @Kalimakariim
: @Quruxdaislaamka
: @Daarulkheyr
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
          
                Bᴜᴜɢᴀᴀɢ
: @Somalibooks
: @Somalilibrary
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
          
                 Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ   
: @Liibaanpro
:@Somali_tech
: @Somsoft
: @Freepreset13
: @somalitej
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
           Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ
: @Som_Motivation
: @Al_xakiim
: @Albaanichannel252
: @AishaAhmed99
: @Dareen2021
: @Dareen_side
: @daren_jaceyl
: @DhamBaal123
: @xaqiiqadanolosha
: @Xikmadosom
: @ZamzamSooyaal
: @Nololifeysa
: @KobciAqoontaada2
:dhaqan_wanaag

╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
              Qɪsᴏᴏʏɪɴ
: @qalbiyadeena
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
               Aғʟᴀᴀᴍ
: @Som_Flims
: @Musalsalo1
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
             Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ    
: @Ilaqosal
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
              Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ
: @Waqti09
: @Cilmiraadis
: @Hidaayatu_rabi
: @Hogaan_Dumar
: @Hagaha_Nolosha
: @xafso143
: @Hogaan_bulsho
: @Dhiiragaliye
: @bqgrsh
: @Noqoxiddig
: @QalbiDhaye143
: @Fajru_Somali
: @Ruuxda
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
               Aǫᴏᴏɴ  & Fᴀsᴀʟᴏ 
: @Hasancaashaq
: @dareen_dahson
: @Farsamada
: @TilmameCafimad
: @DunnidaSuugaanta
: @haqabtire1
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾


                     
━━━━━━ ━━━━━━
                     ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ  ༎
 
   Telegramerska Soomaalida
               1 Team Somali Admins.
_ _


╔═ ══ ══•|     |•══ ═══ ═╗
𖤓↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg
          
              @Somali_Admins↫⎉
    ━━━━━━ ━━━━━━

𖤓↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
      ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
           ⎙ㅤ @SomTelegramAds↫⎉
━━━━━━ ━━━━━━
•━━━    ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @Dunidii_Dacarta ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫

↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫
1.1K viewsMuslimah lady, 19:13
Buka / Bagaimana
2023-04-09 20:44:28 Maxay tahay cantata ugu wanaagsan ramaadaanka lagu afuro?.

Inta lagu jiro soonka Ramadaan, ka raadi waxaad cunayso inta lagu jiro Afurka waaxda Cuntada ee Isbitaalka Guud ee Singapore.
Fast Soonka Ramadaan ee loogu jecelyahay: Waxa la cuno inta lagu gudajiro afurka
 MIDHAHA iyo cunnooyinka khudaarta laga cuno ayaa ah suxuunta wanaagsan ee la haysto xilliga afurka.
Waqtiyada cuntada ee Ramadaanta
Afur (casho)
Afurku waa waqtiga aad dib u buuxineyso heerarka tamarta sidaa darteed dadaal kasta waa in lagu sameeyaa in laga cuno cunnooyinka dhammaan kooxaha waaweyn ee cuntada: khudradda iyo khudaarta, bariiska iyo kuwa kale, iyo sidoo kale hilibka iyo waxyaabaha kale (oo ay ku jiraan caanaha).

Miraha iyo khudaarta
Guddiga Dhiirrigelinta Caafimaadka (HPB) waxay kugula talinayaan 2 khudaar in la siiyo iyo 2 jeer oo midho ah maalintii. Hubso inaad haysato 1 qaadasho oo miro ah iyo 1 qaadasho oo khudaar ah mid kasta oo ka mid ah labada cunto. Dhaqan ahaan inta lagu gudajiro bisha Ramadaan, timirta waxaa la cunaa bilowga Afurka si ay astaan ​​ugu noqoto afurka soonka. Ka sokow inay tahay il aad u fiican oo tamar ah, timirtu sidoo kale waxay hodan ku tahay macdanta potassium - ka caawinta muruqyada iyo neerfaha inay si fiican u shaqeeyaan. Laakiin ha cunin wax badan maadaama timirtu sonkor badan tahay!

Bariis iyo waxyaabo kale
Rootiga dhan, bariiska buniga ah ama noodle ka sameysan 'wholegrain' waa karbohidraatyo isku dhafan oo jirka siiya tamar, fiilo iyo macdano. Marka loo barbardhigo cunnooyinka sonkorta leh iyo macmacaanka si dhakhso leh u gubta, waxay bixiyaan heerar tamar oo deggan oo waara.

Hilibka iyo waxyaalaha kale
Ku dar ilaha hodanka ku ah borotiinka sida hilibka caatada ah, digaagga aan maqaarka lahayn, kalluunka, ukunta, digiraha iyo waxyaabaha caanaha laga sameeyo ee dufanka yar.
Si aad cuntadaada u ahaato mid caafimaad leh, xaddid isticmaalka saliidda oo dooro uumiga, dubista, dubista ama shiil gacmeed halkii aad ka dooran lahayd. Markaad dooranayso saliidaha, waa inaad sidoo kale soo qaadataa kuwa ay ku badan yihiin dufanka aan dhergin sida saliidda canola iyo saliidda soybean, ayaa leh Waaxda Cuntada ee Isbitaalka Guud ee Singapore (SGH), xubin ka tirsan kooxda SingHealth.

Ramadaan u isticmaal inaad ku beerto caadooyinka wanaagsan ee cuntada. Markay bisha soonku dhammaato, waxaad dareemi doontaa caafimaad.

Waxaa diyaarshey : Warsame Mohamed Abdullahi
1.1K viewsCabdi NajiiB✪ , 17:44
Buka / Bagaimana
2023-04-07 21:36:38 𝗧𝗼𝗽  sᴏᴍᴀʟɪ  ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ

                     Dɪɪɴɪ
: @Kalimakariim
: @Quruxdaislaamka
: @Daarulkheyr
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
          
                Bᴜᴜɢᴀᴀɢ
: @Somalibooks
: @Somalilibrary
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
          
                 Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ   
: @Liibaanpro
: @Somali_tech
: @Somsoft
: @somalitej
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
           Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ
;@Som_Motivation
: @Al_xakiim
: @Albaanichannel252
: @AishaAhmed99
: @Xigmadoiyoxaqiiqo
: @Dareen2021
: @Dareen_side
: @daren_jaceyl
: @DhamBaal123
: @xaqiiqadanolosha
: @Xikmadosom
: @ZamzamSooyaal
: @Nololifeysa
: @KobciAqoontaada2
: @dhaqan_wanaag
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
              Qɪsᴏᴏʏɪɴ
:@qalbiyadeena
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
               Aғʟᴀᴀᴍ
: @Som_Flims
: @Musalsalo1
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
             Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ    
:@Ilaqosal
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
              Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ
: @waqti09
: @Cilmiraadis
: @Hogaan_Dumar
: @Hagaha_Nolosha
: @xafso143
: @Hogaan_bulsho
: @Dhiiragaliye
: @bqgrsh
: @Noqoxiddig
: @QalbiDhaye143
: @Hidaayatu_Rabi
: @Fajru_Somali
: @Ruuxda
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾
               Aǫᴏᴏɴ  & Fᴀsᴀʟᴏ 
: @Hasancaashaq
: @dareen_dahson
: @Farsamada
:@TilmameCafimad
: @DunnidaSuugaanta
: @haqabtire1
╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾


                     
━━━━━━ ━━━━━━
                     ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ  ༎
 
   Telegramerska Soomaalida
               1 Team Somali Admins.
_ _


╔═ ══ ══•|     |•══ ═══ ═╗
𖤓↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg
          
              @Somali_Admins↫⎉
    ━━━━━━ ━━━━━━

𖤓↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
      ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
           ⎙ㅤ @SomTelegramAds↫⎉
━━━━━━ ━━━━━━
•━━━    ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @cilmiraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫

↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫
988 viewsMuslimah lady, 18:36
Buka / Bagaimana
2023-03-31 21:09:01 ⫷ 𝗧𝗼𝗽 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 ⫷

                     Dɪɪɴɪ
⫷: @Kalimakariim
⫷: @Quruxdaislaamka
⫷: @Daarulkheyr
╠⋅ ──────────── ⋅╣
                Bᴜᴜɢᴀᴀɢ
⫷: @Somalibooks
⫷: @Somalilibrary
╠⋅ ──────────── ⋅╣
              
                 Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ   
⫷: @Liibaanpro
⫷: @Somali_tech
⫷: @Somsoft
⫷: @Freepreset13
⫷: @somalitej
╠⋅ ──────────── ⋅╣
           Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ
⫷: @Som_Motivation
⫷: @Al_xakiim
⫷: @Albaanichannel252
⫷: @AishaAhmed99
⫷: @Xigmadoiyoxaqiiqo
⫷: @Dareen2021
⫷: @Dareen_side
⫷: @daren_jaceyl
⫷: @DhamBaal123
⫷: @xaqiiqadanolosha
⫷: @Xikmadosom
⫷: @ZamzamSooyaal
⫷: @Nololifeysa
⫷: @KobciAqoontaada2
⫷: @Dhaqan_wanaag
╠⋅ ──────────── ⋅╣
              Qɪsᴏᴏʏɪɴ
⫷:@qalbiyadeena
╠⋅ ──────────── ⋅╣
               Aғʟᴀᴀᴍ
⫷: @Som_Flims
⫷: @Musalsalo1
╠⋅ ──────────── ⋅╣
             Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ    
⫷: @Ilaqosal
╠⋅ ──────────── ⋅╣
               Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ
⫷: @waqti09
⫷: @Cilmiraadis
⫷: @Dhiiragaliye
⫷: @Hogaan_Dumar
⫷: @Hagaha_Nolosha
⫷: @xafso143
⫷: @Jiilka_wacyiga1
⫷: @Hogaan_bulsho
⫷: @Hidaayatu_Rabi
⫷: @bqgrsh
⫷: @Noqoxiddig
⫷: @QalbiDhaye143
⫷: @Fajru_Somali
⫷: @Ruuxda
╠⋅ ──────────── ⋅╣
            Aǫᴏᴏɴ  & Fᴀsᴀʟᴏ 
⫷: @Hasancaashaq
⫷: @dareen_dahson
⫷: @Farsamada
⫷: @TilmameCafimad
⫷: @DunnidaSuugaanta
⫷: @haqabtire1
╠⋅ ──────────── ⋅╣



                     
╠⋅ ──────────── ⋅╣
                  ❢    Midowga    ༎
 
❢   Telegramerska Soomaalida
               1 Team Somali Admins.
_❂_


╔═ ══ ══•| ⎉ |•══ ═══ ═╗
⎉↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg
          
              @Somali_Admins↫⎉
    ╠⋅ ──────────── ⋅╣

⎉↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
      ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
            @SomTelegramAds↫⎉
╠⋅ ──────────── ⋅╣
•━━━ ◍ ⎉ ⎉ ◍ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @Cilmraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫
1.1K viewsMuslimah lady, 18:09
Buka / Bagaimana