Get Mystery Box with random crypto!

Sheekooyin Madadaalo Leh

Logo saluran telegram sheeko_channel — Sheekooyin Madadaalo Leh S
Logo saluran telegram sheeko_channel — Sheekooyin Madadaalo Leh
Alamat saluran: @sheeko_channel
Kategori: Tidak terkategori
Bahasa: Bahasa Indonesia
Pelanggan: 4.45K
Deskripsi dari saluran

Nagala soco sheekooyin xikmad, maad iyo madadaalo leh😂

Ratings & Reviews

3.67

3 reviews

Reviews can be left only by registered users. All reviews are moderated by admins.

5 stars

0

4 stars

2

3 stars

1

2 stars

0

1 stars

0


Pesan-pesan terbaru 2

2022-12-01 17:48:50
Mid ciyaalka xaafada ka mid ah ayaa hooyadiis liin u dirtay sxbkaa suuqa markuu kasoo gaday oo uu waddada kuso jiray ayuu taraaraxay kadib liintii wey ka dhacday oo ay ka taraaraxday xarfaanki kulahaa "haye waaba kaseesaan guriga miyaa!" wuu iskaga tagay markuu guriga imaaday ayaa hooyadiisa weydisay aaway liintii?
saxibka kulahaa hooyo wey soo socdaan wadada ayaan uga soo tagay.

@Sheeko_Channel
5.0K views14:48
Buka / Bagaimana
2022-11-27 19:45:10
Halkan kala dag dhiganahan


https://t.me/madasha_maankoris/1613
4.3K views16:45
Buka / Bagaimana
2022-11-22 21:18:29 Ma tahay qof akhriska aad u daneeya? Ma la saaxiib tahay dhiganayaasha iyo maqaalada si aad u kobcisid maanka iyo garaadkaaga?
Hadaba, tani waa madal kugu haboon MADASHA MAAN-KORIS!

Soo raac linkiga channelkan telegram si aad uga heshid dhiganayaal iyo maqaalo pdf ah oo iskugu jira soomaali, English iyo carabi, kuwaas oo ka kooban Taariikh iyo sooyaal, sheekooyin, dhiirigalin, siyaasad iyo majaalo kale oo aad wax badan ka faa'iidaysid insha Allah

https://t.me/madasha_maankoris
4.6K views18:18
Buka / Bagaimana
2022-11-15 19:10:38 Sheeko
Nin odey ahaa ayaa wuxuu soo koriyey laba wiil oo midna uudhalay midna adeer uyahay, markii ay qaangaadheen ayuu uyeedhay wiilkii uu adeerka u ahaa wuxuuna weydiiyey oo uu yidhi wiilkaan adeerka u ahaayow 18 sano ayaan kusoo korinayee miyey jirtaa maalin aan wiilkeyga kaaga eexdey?
Wiilkii adeerka loo ahaa ayaa ku jawaabey haa oo waagii uu geelu reerka ka lumay waataad aniga dhanka qorax kasoo baxa ii dirtay wiilkaagana qorax ka dhaca, markaan sii socdey waxa igubtey indhahana iga haysey qoraxdii subaxeed markaan soo socdeyna tii galabeed

Maxaa kaaga baxay fukuda sheekada...?

@sheeko_channel
4.5K views16:10
Buka / Bagaimana
2022-11-08 21:12:35
Nin dabeecad xun baa hada hor kaadi uu iska qaadi rabay baa islaantiisa ka daadisay markaas bay teeda ugu shubtay si uusan u dilin ama ugu qeylin,

Sheybaarki baa soo saaray uur labo bilood ah, dhaqtarki oo naxsan baa ninku u yeeray kuna yiri. “Uur baad leedahay”. Nin ki baa yaabay markaas buu yiri. “Uurka lamaba yaabaniye waxaan la yaabanahay meeshi aab ka dhali lahaa”. Lolz

FG: sawirka iyo qoraalka shaqo iskuma laha lol
Xigasho Bisle Ruppeti
4.6K views18:12
Buka / Bagaimana
2022-10-31 20:01:57
Weli Meher Makugu Dhacay....Boon Xirsi
4.9K views17:01
Buka / Bagaimana
2022-10-21 09:36:02 Soo raac linkiga channelkan telegram si aad uga heshid dhiganayaal iyo maqaalo pdf ah oo iskugu jira soomaali, English iyo carabi, kuwaas oo ka kooban Taariikh iyo sooyaal, sheekooyin, dhiirigalin, siyaasad iyo majaalo kale oo aad wax badan ka faa'iidaysid insha Allah

https://t.me/madasha_maankoris
5.2K views06:36
Buka / Bagaimana
2022-10-13 18:18:35
Waxka dheh
5.4K views15:18
Buka / Bagaimana
2022-10-09 14:36:07
5.1K views11:36
Buka / Bagaimana
2022-10-07 10:26:18



Isniinta soo socota ayaa labixin doonaa biladda ugu qaalisan caalamka. Si aad xog uga hesho biladdan kasoo daawo YouTubekeenna adoo raacaya linkgan.
4.9K views07:26
Buka / Bagaimana