Get Mystery Box with random crypto!

Ma tahay qof akhriska aad u daneeya? Ma la saaxiib tahay dhiga | Sheekooyin Madadaalo Leh

Ma tahay qof akhriska aad u daneeya? Ma la saaxiib tahay dhiganayaasha iyo maqaalada si aad u kobcisid maanka iyo garaadkaaga?
Hadaba, tani waa madal kugu haboon MADASHA MAAN-KORIS!

Soo raac linkiga channelkan telegram si aad uga heshid dhiganayaal iyo maqaalo pdf ah oo iskugu jira soomaali, English iyo carabi, kuwaas oo ka kooban Taariikh iyo sooyaal, sheekooyin, dhiirigalin, siyaasad iyo majaalo kale oo aad wax badan ka faa'iidaysid insha Allah

https://t.me/madasha_maankoris